Golaha Shacabka Oo Beri Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed

Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah ay dooda sedexaad ka yeeshaam Hindise Sharciyeedka Qareennada soomaaliyeed.

Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta kulan weynaha golaha shacabka ayaa waxaa uu ajandahu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed iyagoo ku yeelan doono xarunta ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

Sidoo kale waxaa ajandaha ka mid ah Akhrinta warbixinta guddiga Dastuurka ee barlamaanka federaalka Soomaaliya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here