Golaha shacabka oo ka doodi doona Nakhshadeynta magaalooyinka

942

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa maanta la sheegay in Ajendaha horyaala uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta magaalooyinka, kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalmhii la soo dhaafay dood ka yeeshay dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here