Golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa ku leh kulankoodi caadiga ahaa.

Mudanayaasha golaha shacabka ayaa lagu wadaa in akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka beeraha Soomaaliyeed.

Xildhibaannada oo muddo xilleedkoodu gabagabo yahay ayaa waxaa horyaalla sharciyo badan oo muhiim u ah dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here