Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Caasimadda dalka.

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelan doona magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

 Ajendaha kulanka ayaa ah:

  1. U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.
  2. Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay weday dardar gelinta sharciyada hortebinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hay’addaha kala duwan ee dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here