Guddiga Amniga ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Amniga “SAWIRRO”

1502

Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Galabta Kulan la qaatay Wasiirka Amniga iyo Taliska Ciidanka qalabka Sida.

Kulanka oo ay shir-Guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga ayaa Warbixin ku aadan  Xaalada Amni ee Dalka looga dhagaystay Wasiirka Amniga Gudaha oo sheegay inay wax badan ka qabteen ciidamada dhagarta ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here