Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray habraaca lagu dooranayo gollaha shacabka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT), ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021.

Iyadoo ay tahay waajibaadka saaran Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), waxa uu halkaan ku soo gudbinayaa habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021.