Guddiga Gurmadka qaraxii Ex-control Afgooye oo shaqo bilaabay

Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, oo ay ugu horeyso u gurmashada Shacabka dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Howlaha guddigu qabanayaan caawa ayaa waxaa ka mida, tirakoobka dadka waxyeeladu soo gaartay, kala saarida bukaanada dalka wax looga qaban karo iyo sidii safarka loogu fududeyn lahaa dadka ay tahay in caafimaad dibada ah loo qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here