Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo ka shirayo qorsha howleedkooda.

384

Xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta yeelanayo kulan ay uga hadlayan ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo ee kalfadhiga 3aad ee Golaha Aqalka Sare.

Kalfadhigaan 3aad ee Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya  ayaa waxaa horyaalada arrimo badan oo u baahan meel marinta si loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

Xubnaha Gudiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa  maanta fadhigooda diirada ku saari doono ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo  ee kalfadhiga Seddexaad ee Aqalka Sare.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here