WARARKA Guddiga maamul u dhisidda Galmudug oo soo saaray Jadwal cusub oo doorasho By koodax - December 19, 2019 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka guud ee doorashada madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug. Hoos ka akhriso war saxaafadeedka guddiga:-