Guddiga Maamulaya Doorashada Jubbaland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Xubnaha Guddiga maamulaya doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay ku doortoon shir guddoon cusub oo guddiga maamuli doona.

Xubnaha Guddiga ayaa guddoomiye u doortay Mudane Siyaad Maxamed Mursal, halka gudoomiye ku xigeen loo doortay Mudane Cabdiqadir Maxamed Maxamed ( Jeylani)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here