Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ansixinta sharciga ku tilmaamay tallaabo Taariikhi ah

Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa soo dhoweeyay ansixinta sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday.

Sidoo kale Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga xisbiyada oo hadda horyaala Golaha Shacabka si xisbiyada ugu gudbaan xisbiyo rasmi ah oo sharciyad u leh inay ka qeyb galaan doorashada 2020/21.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here