Guddiga Shaqaalaha Rayidka heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed oo shir uga furmay Baydhabo.

Guddiyada Shaqaalaha Rayidka heer federal, heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta Magaalada Baydhabo uga furmey Shirka Gudiga shaqaalaha rayidka,

Shirkan ayaa  ujeedkiisa yahay Isuduwida iyo Mideynta Maamulka iyo Maareynta Shaqaalaha Rayidka Soomaaliya.