Guddigii loo diray Galmudug oo la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada (Sawirro)

1169

Guddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degaannadaas.

 

Xubnahan oo kulamo gaar-gaar ah la yeeshay Bulshada Galmudug ayaa waxay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha asaasiga ah ee ay qabaan Shacabka halkaa ku dhaqan.

Guddigan ayaa sidoo kale wax garadka ka xog-wareeystay wixii ismaan-dhaaf ah ee halkaasi ka jira iyo sida lagu xallin karo Khilaafaadka gudaha ee ka dhex taagan xubnaha maamulka sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here