Guddoomiyaasha Deegaannada Gubadley, Garas-Baaleey iyo Daaru-Salaam oo kulmay “SAWIRRO”

Guddoomiyaasha Deegaannada Gobolka Banaadir oo kala ah Gubadley, Garas-Baaleey iyo Daaru-Salaam ayaa sheegay iney diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada Tartamada Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Kulanka ay qaateen Guddoomiyaasha Deeganaada Gobolka Banaadir oo uu marti geliyey Guddoomiyaha Deeganaka Gubadley Cabdulaahi Nuur kaalibeey ayaa waxaa ku wehliyey Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir.

Waxay Mas’uuliyiintaasi isla qaateen Horumarinta Isboortiga Gobolka Banaadir iyadoo loo balan qaaday Madaxda deegamadaas ka qeyb qaadashada Ciyaraaha Degmooyinka ee nagu soo fool leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here