Guddoomiyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe oo Warshiiq ku sii jeeda

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ku sii jeeda degmada Warshiiq ee Gobolkaas si ay uga qayb galaan munaasabad lagu dhiirigalinayo beelo dhawaan heshiis Nabadeed wada gaaray.

Munaasabaddaas waxaa si doo kale ka soo qayb gelidoona Odayaasha Dhaqanka Waxgarad Siyaasiin iyo qaybaha kala ee bulshada Degmada warshiiq ee Gobolka Shabeellha Dhexe.

Mas’uuliyiinta ayaa hadda ku sii jeeda gobolkaas si Munasabaddaas ay uga qayb qaataan.

 

Faahfaahinta Wararka dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here