Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Siihayaha Wasiirka Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegey Afgooye “SAWIRRO”

Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza iyo Goddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kormeer ku tagay xaafadaha uu ku fatahay wabiga Shabelle ee Degmada Afgooye.

Wafdiga ayaa  indha-indheyn ku sameeyay Isbitaaalka Degmada oo iminka shaqeynaya iyo Buundada, waxaana ay sidoo kale kormeereen qaar ka md ah xaafadihii ay biyaha saameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here