Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo mudeeyay doorashada Aqalka Sare

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa lagu sheegay in doorashada Golaha Aqalka Sare la qaban doono maalinta berri ah oo ay taariikhdu ku asteysantahay 11 August 2021.

Halkan ka Akhriso lifaaqa.