Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+Sawirro

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka hirshabelle Dr-Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa waxaa si diiran loo soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee muqdisho.

Soo dhaweynta guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa ka qeyb-galay xilidhibaanno ka tirsan labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedyada dalka,siyaasiin hore uga soo qabtay safiiro iyo ururada bulshada rayidka.

Intaasi kadib guddooyaha ayaa loo galbiyay hoyga uu ka degenyahay magaalada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here