Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan oo Xilka la wareegtay”Sawirro”

1
3639

Munaasabadda oo ka dhacday magaalada muqdisho ayaa ahayd mid uu xilka ku wareejinayay guddoomiyihii hore ee degmada hodan, waxaa ka qay galay mas’uuliyiin ka socday maamulka Gobolka Banaadir  iyo marti sharaf kale.

Guddomiyhii Hore ee Degmada Hodan   Cabdulqaadir Cali Kulane oo Si Rasmi ah  Xilka ugu Wareejiyay Guddomiyaha Cusub ee Degmada Hodan ayaa Sheegay in waxbadan ay u qabsoomeen maamulka degmada hodan in tii uu xilka hayay.

Guddomiyaha Cusub ee Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir Xaawo Maxamud Cali  (Xaawo kiin) oo Munasabadda Ka Hadshay ayaa sheegtay in ay si Dhow u la shaqeeyn doonto Bulshada Kunool Degmadaasi si looga wada qayb qaato xasilinta degmada hodan oo ah goobaha ugu qatarta badan ee gobolka Banaadir intiisa kale.

Ku-simaha Guddomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Guddomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobalka Banaadir ee Dhince  Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure  oo isna Goobta Ka hadlay ayaa kula Dar-darmay Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hodan in ay Howsha Halkeeda  ka siiwaddo.

dhinaca kale Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure  oo ay Wahliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Waxa uu Howla Kormeer ah Ku Tagay qeybo ka mid Bulaacadaha qashinka ee kuyaalla Degmooyinka, Hodan Wabaari iyo Xamarweyne oo ay ka socodan Howlo lagu dayactirayo Bulcadaasi isagoona Warbixiyo ku Saabsan side Shaqadaasiu socoto ka  Dhageysytay  Agsimaha Howlaha Guud  ee Maamulka Gobalka Banaadir Sheeq Cumar oo kormeerka Ku Wahliyay.

_MG_5223 _MG_5238 _MG_5258 _MG_5282 _MG_5288 _MG_5291 _MG_5297 _MG_5329 _MG_5359 _MG_5366 _MG_5374 _MG_5391

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Waxaan aad iyo and ugu kalsoonahay in Gudoimiye Xaawo Maxamuud Cali , so hufan uga soon bixi doonto howshan loo igmaday.
    Waxaan leeyahay Kiineey ilaaheey ha kula garab halo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here