Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo magacaabay Afhayeenka Maamulka

1264

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Afhayeenka maamulka.

Wareegtada oo nuqul ka mid ah soo gaarta Warbaahinta Qaranka ayaa Saalax Xasan Cumar u magacaabay in uu noqdo Afhayeenka Gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka akhriso Wareegtada.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here