WARARKA Guddoomiyaha Maxkamdda Gobolka Banaadir oo shaqada laga joojiyay By Mohamed M Hassan - November 19, 2016 0 846 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa maanta warqad uu soo saaray waxa uu shaqadii si Kumeel gaar ah uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka banaadir Xaashi Cilmi Nuur. Hadaba Lifaaqa Hoose ka eeg Warqadda. Did you like this? Share it:Tweet