Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo faah faahin ka bixiyay kulamo uu Ankara kula qaatay Mas’uuliyiin kala duwan (Dhageyso)

0
995

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa sheegay in uu kulamo la qaatay mas’uuliyiin kala duwan, kuwaasi oo ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal.

Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo la wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalka ay ku joogaan Ankara.

Halkan ka dhageyso Wareysiga

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here