Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo magacabay xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  u soo gudbiyay Magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland

Waxa ayna kala yihiin;

1.Cabdishakuur Daa’uud Maxamed.

2.Maxamed Ciise Heybe (Xallinta Khilaafaadka ).

3.Suleymaan Caydiid Cusmaan.

4.Cabdishakuur Abiib Xayir .

5.Maxamed Cali Cabdullaahi.

6.Jaamac Cumar Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here