Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xalay Kulmay+sawirro

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay Kulan yeeshay ayaa isku fahmay dhameynta xaaladaha hadda jira.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta Laamaha Sharci dajinta iyo Fulinta.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here