Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo shaaciyay xilliga doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta

1424

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa go’aan ku gaaray in doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qabto 30-ka bishan April 2018-ka oo ku beegan maalin isniin ah,iyadoo musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka la diiwaan gelinayo 23-ka ilaa iyo 24-ka bishan April.

Halkaan ka sii daalaco Jadwalka Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here