Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Jeneraal Cabdi Macalin

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Sareeye Guuto Cabdi Macalin Aadan Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

“Rabbi SWT naxriistiisa haka waraabiyo Sareeye Guuto General Cabdi Macalin Aadan Wuxu Kamid ahaa Baarlamanki 8aad Hadana Wuxuu ahaa Taliyaha Guud Hogaanka Tababarada Ciidanka Booliska Soomaliyeed”

Sidokale Guddomiyaha Golaha Shacabka ayaa Dhammaan Ummadda Soomaliyeed, Qoyska iyo ehalada Marxuumka uga tacsiyadeeyey geeridii ku timid Jeneralka

INNA LILLAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here