Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Turkiga+Sawirro

526

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  la kulmey Madaxweyne kuxigeenka dalka Turkiga Fuat Oktay.

Labada masuul ayaa  waxa ay ka wada hadleen sidii loo xiojin lahaa xiriirka labada dal, wuxuuna Guddoomiyaha Golaha Shacabka  uga mahad celiyey kaalinta muuqato oo walaalaha Turkiga ay ka geesteen dib u dhiska dalka Soonaaliya.

Sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu la kulmey Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Turkiga oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Baarlamaanka labada dal.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here