Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa la kulmey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.