Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Kulanka madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed Mudane, Maxamed Cabdi Waare iyo Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ay la qaateen Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here