Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cali Dhahar

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf  Jibriil Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray shil baabuur oo ka dhacay waddada u dhaxaysa Ceel daahir illaa Badhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here