Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo Kormeer Shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan

210

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan isagoo u kuur galay howlaha shaqo ee ka socda Maxkamadda.

 

Guddoomiyaha ayaa Warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Maxkamdda Degmada Hodan Garyqaan Axmed Cabdi Cali (Aabi)  iyo howl-wadenada

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa kormeeeray Diiwaanka guud ee Maxkamdda Degmada Hodan iyo habmsami u socodka adeega garsoorka ee Maxkamdddu u qabato bulshada ku nool degmada, Sidoo kale waxa uu u kuur galay caqabadaha haysta Maxkamdda Degmada Hodan.

Kormeerkan ayaa ahaan doona mid la joogteyn doono dhammaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here