Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer kutagay xarunta hubinta tayada dhismaha ee Gobalka Banaadir “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Dowladda hoose ee Xamar kuqaabilay madaxa ugu sareeya hay’adda Tika ee Turkiga

Labada mas’uul ayaa kawada hadlay xoojinta howlaha shaqo ee gobalka Banaadir ay kahayaan.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kormeer kutagay xarunta hubinta tayada dhismaha gobalka Banaadir waxaana indha indheyn lagu sameeyay qalabka xarunta iyo qaabka shaqada loobilaabi lahaa.