Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

1349

Munaasabadda caleema saarka guddoomiyaha Golaha SHacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maant ka dhacaysa magaalada Muqdisho,iyadoo haatan ay socoto qaban qaabada ku aadan xafladdaasi.

Waxaa lafilayaa in ay ka qeybgalaan madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya,wafuud caalami ah iyo xubno ka tirsan Golayaasha kala duwan ee Dowladda.

Duddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa la doortay 30-kii Bishii lasoo dhaafay ee Apriil,iyadoo ay horyaalaan howlaha ugu muhiimsan ee horumarinta hanaanka dowladnimo ee dalka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here