Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray xarunta Dab damiska “Sawirro”

3446

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”ayaa  kormeeray xarunta Dabdamiska oo dhawaan Laga hirgaliyay Sheybaar Casri ah oo loogu talagalay  baarista ceelasha biyahaya ee Magaalada Muqdisho.

“Muungaab” ayaa ku soo wareegay dhamaan qeybaha ay ka koobantahay xaruntaasi, isagoo warbixin ka dhageystay howlwadeennada xaruntaasi.

Sidoo kale “Muungaab” ayaa ku dhiirigeliyay maamulka iyo shaqaalaha xaruntaasi iney dar dargeliyaan howlaha ay u hayaan bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir.

unnamed (1)unnamed (2)unnamed (3)unnamed

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here