Guddoonka Golaha Shacabka oo kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha

899

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uusoo dhisi doono gudi cusub

Akhrisato Qoraalka ka soobaxay Guddoonka Golaha Shacabka

warqada kala dirista gudiga maaliyada

Go’aanka Gudoonka golaha Shacabka ayaa wuxuu ka danbeeya ka dib warbino uu ka helo Guddoonka guddiga la kala diray iyo maamulka Golaha Shacabka.

1aad
2aad1
3
4
5

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here