Gudiga doorashooyinka Galmudug oo kormeeray xafunta Shiirkole ee Dhuusamareeb+Sawirro

Guddoomiyaha iyo Xubnaha kale ee guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta kormeeray Xarunta Shiirkole ee la dejinayo odayaasha Galmudug si loo billaabo soo xulidda xildhibaannada baarlamaanka labaad ee Galmudug.

Masuuliyiinta gudiga ayaa sheegay in dhawaan la guda galida doono howlaha ku aadan dhismaha hay’adaha Gaomudug, waxa ayna bulshada deegaan in ay ka qeyb qaataan dhismaha maamulkooda.

Dhawaan ayaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ay ku qabsoonto doorashada hugaanka maamulkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here