Gudoomiyaha Aqalka sare oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiiro galinayey dhalinyaro layimid hal abuur ganacsi

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeeyb galay munaasabad lagu guddonsiinayay abaal marinno 14 qof oo hal abuur ku soo kordhiyay magaalada Muqdisho oo ay soo agaasintay Muqdisho Award 2019.

Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa Munaasabadda ka qeyb galay.
14 qof ee layimid hal abuurka hirgalay ayaa waxaa lasiiyey abaal marinayo lagu dhiiro galiyanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here