Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”

0
1767

Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab ee soo gala degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Baraawe ayaa Radio u sheegay iney socdaan howlgallo xoog leh oo lagu furaayo waddooyinka mara deegaannada hoos yimaada degmada Baraawe, kuwaasoo uu sheegay in meelaha qaar ay jareen maleeshiyaadka Shabaab.

Dhinaca kale wuxuu tilmaamay iney maamullo u sameeyeen dhamaan tuulooyinka hoos ymaada degmada Baraawe isagoo xusay in maamulladaasi ay wax ka qaban doonaan dhamaan baahiyaha ka jira deegaannadaasi.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here