Gudoomiyaha Baydhabo oo tababar u soo xiray dhalinyaro+Dhageyso

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin  Ahna Duqa Degmada Baydhabo ayaa ka qeybgaley Xaflad Lagu soo gaba gabeynayey Siminaar Muddo Sedax maalmood u socoday Ilaa iyo 200  oo dhalinyaro ah

Tababarkan ayaa lagu baranayay hanaanka doorashooyinka iyo sidi ay dhallinyaradu gacan uga geysan karaan taabagelinta doorashooyinka iyo horumarrada kaladuwan ee dalka.

halkan hoose ka dhageyso 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here