Gudoomiyaha waaxda Horseed ee degmada Yaaqshiid oo ka hadlay waxqabadka maamulkiis “Dhageyso”

Gudoomiyaha waaxda Horseed ee degmada Yaaqshiid C/weli Maxamed Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadka maamulkiisa ee la xiriira dhinacyada ammaanka,  nadaafadda, iyo horumarrada kala duwan ee ka jira waaxda Horsed ee  degmada Yaaqshiid.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga C/weli Maxamed Cabdulle

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here