Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Warshiikh

0
2987

Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federalka Md.Cabduraxman Maxamed Xusen “Odawaa” ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii hore degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Cali Xasan isagoona u magacaabay gudoomiye cusub Col.Axmed Xuseen Axmed (Shiidka).

ka fiiri lifaaqan

?
?

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here