Gudoomiye ku xigeenka G.Banaadir oo xarigga ka jaray Dugsi lagu baranayo Computer-ka +Sawirro

0
666

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gbolka Benaadir Cabdullahi Cilmi Xaaji Ereg ayaa Maanta xariga ka jaray Qeyb ka mid ah iskuulka Macallin jaamac oo lagu baranayo Xirfada computerka.

Barnaamijkaan ayaa waxaa suura galiyay Hey,adda help yateem, waxaana lagu wadaa inay ka faa iideysan doono Caruurta Agoonta ah iyo Caruurta an awoodin in ay iska Bixiyaan Waxbarashada.

hadal halkaasi laga soo jeediyay ayaa Madaxdii ka hadashay waxay dul joogsadeen sida uu Dugsigan uga faa’ideyn doono dhallinta soo koreysa, gaar haan kuwa tabarta daran iyo aqoontaba.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here