“Hadii ardayda loo kala saaray Muslim iyo Kirishtaan Hoteelada Muqdisho yaa lagu beegsaday” Sheekh C/raxmaan Janaqow

3054

Sheekh C/raxmaan Maxamed Faarax ”Janaqow” oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana xilal ka soo qabtay dowladihii soo maray dalka oo hadda ku nool magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan khaladaadka dhanka diinta ah oo ay had iyo jeer ku dhaqmaan kooxaha xaqjirka ah oo guud ahaan ka howlgalada wadamada caalamka qaar.

DHAGEYSO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here