Haweeney Soomaali ah oo loo ogolaaday in ay wadi karto Taxi ayadoo xijaaban “Sawirro+Dhageyso”

0
2805

Shukri Ahmed, ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay oo Soomaali ah, iyadoo xijaaban Taxi ku kaxeysa Woqooyiga Norway , Shukri ayaa ku soo biirtay shaqada ka xeynta Takaasida waqti hore, waxayna hadda la shaqeysa shirkadda Din Taxi oo kamid ah shirkadaha Takaasida ee ku yaalla magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norway.

 

Shurkri ayaa sheegtay in shaqadan ay tahay mid ay ku haminaysay isla markaana ay ka go’an tahay inay sii wado iyadoo ku dhiiragelisay dumarka Soomaaliyeed inay iyaguna garab ku siiyaan howsheeda oo ay ku dhiiradaan inay ku soo biiraan shaqada wadista takaasida, taas oo ay ku kalsoontahay in dumar badan ay qaban karaan, waxa ay raggu qabtaan iyagoo dhowraya dhaqanka iyo diinta.

Dhageyso Waresiga oo dhameystiran

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here