Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed oo Fursado shaqo Soo bandhigeyso.

Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo ay ka faaideysan karaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay shaqooyinka oo u qeybsan Gobolada Dalka ayaa kala Ah Sidan.

Fursadaha Shaqo ee Gobolka Banaadir.

Human Resource Intern

Information Technology (IT) and Web Designer Intern

Legal Adminstrative Intern

Precurement and Logistics Intern

F.G Shaqooyinka waxaa soo codsan karo oo kaliya dadka wax ku bartay magaalada Muqdisho

Fursadaha Shaqo Ee Putland

Finance Management intern

Human Resource Management Intern

F.G shaqooyinkan waxaa soo codsan karo dadka wax ku bartay Putland.

Fursadaha Shaqo ee Koofur Galbeed

Finance Management intern

Human Resource Management Intern

F.G shaqooyinkan waxaa soo codsan karo dadka wax ku bartay Koofur Galbeed.

Fursadaha Shaqo ee Jubbaland

Human Resource Management Intern

Information Technology (IT) intern

F.G: Fursadaahaan shaqo waxay  u furan yihiin dadka wax ku bartay Jubbaland oo kaliya.

Fursadaha Shaqo ee Galmudug

Finance Management intern

Human Resource Management Intern

F.G: Shaqooyinkaan waxaa soo codsan karo oo kaliya dadka Galmudug wax ku bartay.

Fursadaha Shaqo ee Hirshabeelle

Finance Management intern

Human Resource Management Intern

F.G: Shaqooyinkaan waxa ay u furan yihiin Dadka wax ku bartay Hirshabelle.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here