Hay’adaha Ammaanka oo wada baaritaanno ku aadan qarax ka dhacay Muqdisho

4264

Qarax ayaa ka dhacay agagaarka Posh iyo Pizza House oo ku yaala meel ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Gaari uu waday Ruux Naftiisa haligay lagu Qarxiyay inta u dhexeysa labada maqaayadood.

Ciidanka Ammaanka ayaa haatan wada baaritaanno ay arrintaasi ku ogaanayaan

Faah faahin dheeraad ah goor dhow la soco

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here