Hay’adda FAO ayaa fariintaan Dagniin ah ka soo saartay Duufaanta GATI.

Digniin, Fadlan taxaddar!

Heyada FAO ee qaramada midoobe ayaa ka digeysa roobab lixaad leh oo ka dhalan Kara duufaan ku wajahan soomaaliya saacadaha soo socda.

Duufaanta ayaa ku beegan dhanka deegaanada Puntland gaar ahaan gobalka Bari

Fariinta FAO ayaa sidan ah:-

FAO
DIGNIIN: Duufaan kuleyl ah oo loogu magac daray GATI ayaa la filayaa inay xoogeysato 6da saacadood ee soo socota taasoo sababi doonta roobab culus iyo dabeylo xoogan oo ka dhaca gobolka #Bari. Fadlan taxaddar!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here