Hay’adda Nabadsugidda oo faah faahin ka bixisay weerarkii Baardheere

0
1870

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaacisay in weerarkii xalay ciidamo gaar ah oo hay’adda ka tirsan ay ka fuliyeen degmada Baardheere ay ku dileen horjoogayaal sare sare oo ka tirsan kooxda UGUS, kuwaasi oo uu ku shirayay goob ay ciidanku weerar ka fuliyeen,

Linkiga hoose ka akhriso war-saxaafadeedka ay hay’adda Nabad sugidda ka soo saartay weerarkii Baardheere.

war saxaafadeed (2)

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here