Hay’adda NISA Oo Shaacisay Qilaafka Xoogan Ee Soo Kala Dhexgalay Horjoogayaasha Argagixisada Al-Shabaab

Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda Nabad Sugidda iyo SIrdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in Horjoogayaasha Al-Shabaab uu soo kala dhex galay qilaaf xoogan oo u dhexeeya Garabka Mahad Karataay iyo Garabka Axmed Diiriye, kuwaasi oo ku hardaya sidii kooxda ay u yeelan lahayd horjooge, maadaama horjoogahooda uu soo wajahay xanuun.

 Halkan hoose ka akhriso xogta oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here