Heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka oo si wadajir ah loo saxiixay

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here